Dib u dejin Loo Sameeyey Qoysas Ka soo Barakacay Deegano Ka tirsan Degmada Mahadaay

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa dib u dajin u sameeyay qoysas ka soo barkacay Tuulooyinkii ay ku noolaayeen ka dib markii ay soo wajahaday Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto halkaasi kadib markii dhawaan uu ku fatahay wabiga Shabeelle,.

Markii ay halkaasi soo dadkaan isugu jira Haween Waayeel Waayel iyo Caruur ayaa waxaa loo qeybiyey kaarar Lacag ku jirta si Noloshooda uga maareeyaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here