Wasaarada Maaliyada KG Oo Hirgelineysa Warshadaha wax soo saarka u ah dhaqaalaha

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowlad Goboleedka K/Galbeed Soomaaliya ayaa Sanidihii dambe u muuqatey mid sameynaysay Horumaro dhinaca dhaqaalaha iyo Ganacsiga in kastoo wali ay jiraan Caqabada badan.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada KGS Axmed Maxmed Xuseen ayaa waxa uu sharaxayaa Kaalinta ay Wasaarada Maaliyada ku leedahay Kobaca dhaqaale uu Maamulka uu sameynayo isagoo Bulshada u sheegey in ay wasaaradu wado qorshayaal shaqa abuur loogu sameynayo Dhalinyarada iyo sidii loo hirgelin lahaa Warshido si kor loogu qaado Fursadaha dhaqaalaha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here