Ururka Deegaanka iyo Xuquuqul Insaanka Oo Bulshada Baydhabo Ugu Baaqey ilaalinta Xuquuqda Carruurta

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka laga hadlaayo Arrimaha Xuquuqda Aadanaha badi dadka ayaa ku soo dhacdaa in ay tahay Wax ay sameeyeen Hey’addo, Balse si aad ah uguma baraarugsana in ay tahay wax Diinteena na fartey in aan ilaalino Xuquuqda dadka gaar ahaan kuwa nugul Sida Haweenka Waayeelka iyo Carruurta.

Ururka Arlaadi environmental And Human Rights Oo ah Urur u dhaq dhaqaaqa Arimaha Deegaanka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa wada dadaalo ku aadan sidii Bulshada loogu wacyigelin lahaa ilaalinta Xuquuqda Carruurta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here