Xeer Ilaalinta KG Oo Odoyaasha dhaqanka uga digtey in aysan Kiisaska Kufsiga ku xalin Xeer Jajab.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhaqanka Dadka Soomaaliyeed ee Beri Samaadkii ayaa ahaan jirey in Khilaafaadka Bulshada Dhexdeeda ay Xaliyaan Odayaasha Dhaqanka, Maadaama ay Jireen Xeerar ay iyagu Degsadeen sida Arimaha Kufsiga, is qabqabsiga beeraha iyo dhiig bixinta.

Kiisaska La xariira Kufsiga oo inta badan lagu xaliyo si Xeer jajab ah ayaa Xafiiska Xeer ilaalinta Koonfur Galbeed oo Arimahaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay Adkeyn doonaan Sharciga la xiriira Kufsiga iyo kuwa kale ee ka dhax dhaca bulshada dhaxdeeda si meesha loogu saaro waxkasta oo sharciga ka soo horjeeda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here