Agab Ciyaareed Lagu Wareejiyey Dawladda Hoose Ee Garoowe

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Xarunta Dowlada Hoose lagu qabtey Kulanka Wadatashiga Kooxaha ka qeyb galaya Ciyaaraha Xaafadaha iyo Barakacayaasha Garoowe ayaa Hay’adda PMWD oo kaashanaysa Hay’ada GIZ Agab Ciyaareed ku Wareejisey Dawladda Hoose si loo dardar galiyo habsami u socodka Ciyaaraha Xaafadaha Garowe.

Ahmed Shekh Hassan Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dowlada Hoose Garoowe ayaa ka warbixiyey agabkan lagu wareejiyey iyo ciyaaraha muhiimada u leedahay Dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here