Barakacayaal ku nool Magaalada Burco Oo Loo dhisey Masjid ay ku Cibaadaystaan.

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliland ee gobalka Togdheer ayaa furtay Masjidka Subeyr oo ku yaala Xaafada Baay iyo Bakool oo ah xaafad ay degan yihiin dad barakacayaal ah, waxaana masjidka xaafadaasi ku yaalay uu ahaa mid ka sameysan buush ,iyadoona ka damqaday dad muxsiniin ah oo dhismaha Masjidka kala kaashaday Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliland ee gobalka Togdheer iyo Rugta dayactirka Kutubta Qur’aanka kariimka ee Burco.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here