Beeraleyda Degmada Afgooye Oo Loo Qeybiyey Qalabka Beeraha.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah beeraleyda gobolka shabellaha hoose gaar ahaan degmada afgooye ee gobolkaasi ayaa waxaa la gaar siiyey deeq isuga jira abuur, agabka lagu fasha beeraha iyo sidoo kale daawada xoolaha.

goobta deeqda lagu bixinaayey ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka degmada beeraleyda la gaarsiyey deeqda iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here