Dawlada Hoose Degmada Gar’adag Oo Bilowday Wado Banayn Laga Fulinayo degmadaasi.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dawlada Hoose degmada Gar’adag iyo shacabkeeda ayaa bilowday Olole lagu baneynaayo waddooyinka ugu muhiimsan ee degmadaasi taasi oo qeyb ka ah dib u soo celinta bilicda degmada.

Hay’adda horumarinta wadooyinka ciidamada asluubta iyo ciidamada booliska degmada Gar’adag ayaa ugu horeyntii ka warbixiyeeb ololahan ay ka bilaween degmada Gar’adag.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here