Kuleyl daran oo ka jira qaar ka mid ah Wadamada Yurub

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mowjado kuleylo ah ayaa ka socda qeybo ka mid ah koonfurta Yurub iyo waqooyi-galbeed Afrika, iyadoo heerkulku uu aad uga sii dari karo maalmaha soo socda.

Heerkulka ayaa la filayaa inuu dhaafo 40C (104F) qaybo ka mid ah Spain, France, Greece, Croatia iyo Turkey.

Talyaaniga, heerkulku wuxuu gaari karaa ilaa 48.8C (119.8F).

Digniin ayaa loo jeediyay 10 magaalo oo ay ku jiraan Rome, Bologna iyo Florence.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here