Gudoomiyaasha Gudiyada Xaafadaha Xudur Oo Lagu wado in Bulshada ay soo doortaan

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bokool ayaa laba jeer Bulshada Deegaankaas soo doorteen Maamulka Degmadaas kadib mudo sanado badan la soo magacaabi jirey si Bulshada loogu dhaweeyo Maamulka ayaa loo dhisey Golaha Deegaanka

Sidoo kale Degmada Xudur waxaa ka dhisan Gudoomiyaasha & Guddiyada Xaafadaha oo ayguna ku yimid hab Magacaabis ah si loogu guuro Hanaanka Magacaabista ayaa Golaha deegaanka Degmada Xudur kala direy Guddiyadii Xaafadaha Magaalada, waxeyna Goluhu isku raaceen in Bulshada xaafadaha magaalada Xudur ay soo dooran doonaan Gudoomiyaasha & Guddiyada Xaafadaha taasoo qeyb ka ah daadejinta maamulka Dowladaha hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here