Ololaha Dabar-goynta iyo Xakameynta Cudurka Duumada Oo Boorama Laga Dah-furey.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland iyo gudoomiyaha degmada boorama si wada jir ah Gobolka Awdal ka daah-furtay olalaha dabar-goynta iyo xakameynta cudurka Duumada.

daah-furka olalaha ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay hay’addaha Unicef, WHO iyo hay’addo kale ee ka shaqeeya arrimaha caafimaadka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here