Mashruuca Darbiga weyn ee Cagaaran Afkrika Qeybta Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dah-furey

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa daah furay Hindisaha Midowga Afrika ee Hindisaha gidaarka cagaaran ee weyn qeybtiisa Soomaaliya kaasi oo lagula tacaalayo dhibaatooyinka ka dhasha isbaddalka Cimilada iyadoo ujeedka sidoo kale tahayin la gaaro soomaaliya oo Cagaran.

Hindisaha gidaarka cagaaran ee weyn ayaa ah barnaamish ay ku mideysan yihiin 12 wadan oo ay soomaaliya ku jirto.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here