Aqoon is weydaarsi ku saabsan ansixinta siyaasadda Waxbarshada dadka Waaweyn Oo Muqdisho lagu qabtey

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarshada, Hiddaha Tacliin Sare ee JFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Tababar ku saabsan ansixinta siyaasadda waxbarashada dadka waaweyn.

Tababarkan oo ay ka soo qeyb galeen wasaaradaha waxbarashada heer dowlad goboleed, gobolka Banaadir iyo Hey’addaha waxbarashada ka taageera Soomaaliya ayaa looga hadlaayay ansixinta siyaasadda waxbarashada dadka waaweyn iyo qaab dhismeedka Manhaj-kooda si sare looga qaado aqoonta dadka waaweyn ee waxbarshada ka daahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here