Golaha Deegaanka Degmada Buurhakaba Oo Doortey Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Degmadaasi.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Doorashada ka dhacdey Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay waxaa ku guuleystay Ibraahim Mohamed Ibraahim (Leysaamow) wuxuuna helay 11 cod halka Musharaxii la tartamayey Abdi Mohamed Ahmed wuxuu helay 10 cod.

Doorashadan waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdulaahi Xaaji Xasan Wasiirka Howlaha guud Mudane Daahir Abdi Abdullahi ,Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Mohamud Mohamed Khaire ,Wasiir ku xigeenada Boostada, Shaqadada iyo Arrimaha Bulshada, xildhibaano ay ka mid tahay Marwo Bishaaro Cali Nuur Guddoomiyaha Gobolka Mudane Abdifatah Mohamed Ibraahim Piano iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here