Kulan Looga hadlaayey wax ka qabashada baahiyaha Bulshada Oo Afgooye ka dhacay

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Mudane Maxamed Ibraahim Barre aya kulan la qaatay odayaasha Dhaqanka iyo wax garadka gobolka Shabeelada Hoose,Gudoomiye ayaa ugu horeyn odayaasha dhaqanka Degmada Afgooye ka dhageystay Warbixin la xiriira baahiyaha adeegyada Bulshada ee ka jira degmada Afgooye iyagoo uga mahadceliyeen Maamulka Gobolka qaabkii ay u xaliyeen Cabashadii ganacsatada Afgooye.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here