Mashaariic Horumarineed Oo Laga dhagax dhigey Magaalada Gabiley.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Gabiley iyo kan Degmada ayaa dhagax dhigay Afar mashruuc oo laga fulinayo Gobolkaasi iyo Deegaanadda hoos yimaada.

Afarta mashruuc ayaa kala ah Balaarin iyo dayactir lagu samayn doono Saldhiga dhexe ee Gabiley, Dayactir lagu samayn doono Dugsigga Sare ee Qalax, Dugsiga Waalid Xoor iyo Dugsiga Boqor.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here