Ceel Biyoodyo Laga hirgeliyey Degmada Burco Oo Xariga Laga Jarey

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaarada khayraadka biyaha ee somaliland ayaa xariga ka jaray 5 ceel biyood kuwaas oo ay hirgalisay wakaalada biyaha ee magaalada burco.

Ceelalkaan biyaha ayaa waxaa sidoo kale daba socdaan soolaro loogu tala galay in ay ka caawiyaan soo saarista biyaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here