Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladaan oo ay aheyd mid ay ku qalin jabinayeen dufcadii 17aad ee faslka tawjiid isla markaana lagu soo xiraayey dugsiga hoose dhaxe ee sheekh macalin nuur ee degmada baladxaawa ayaa waxaa ka soo qeyb galey macalimiin culimaa’udiin waladiinta ardeyda iyo marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir