Maamulka Degmada Gaalkacyo Oo Lagu Wareejiyey Gaari wiish ah

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa gudoomey gaari noociisu yahay Nissan wiish ah iyo qalab kale oo makaanik ah.

Munasabadan oo ka dhacday hoolka dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa Gudoomiyaha degmada Mudane Xasan Maxamed Jamac uu gudoomey agabkaan ay ku deeqday jaaliyada horumarinta gobolka mudug ee ku nool yurub, America iyo Australia iyagoo ugu tala galay in laga qayb qaato horumarka ka socda degmada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here