Haweenka Baydhabo Oo Doorkooda ka qaadanaya Dhireynta Deegaanka

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka laga shaqeynayo Arrimaha Bulshada waxay Haweenku kaga jiraan kaalin wanaagsan, Sanadihii dambe Soomaaliya waxaa ka socdey Olole lagu dhireynayay Deegaanka si kor loogu qaado bilicda iyo ka hogaajinta Cimilada si looga hortago Nabaad guurka.

Hadaba Maxay tahay Doorka Haweenka ay ka qaadan karaan dhireynta deegaanka Maadama ay Bulshada kaalin weyn ku leyihiin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here