Kulan Wadatashi looga hadlaayey Mashruuca dhismaha jidadka Oo Baydhabo Ka dhacay.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan wadatashiga ah ee ku saabsan mashruuca dhismaha jidadka Cobble stoneka oo wajigiisa koowaad gabogabo marayo ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah Masuuliyaanka Wasaaradaha KGS iyo Maamulka Degmada Baydhabo iyo Madax ka socotey Hey’adda ILO oo maalgelineyso Mashruucan, waxaana loogu hadli doonaa waxyaabaha u qabsoomay Mashruuca iyo waxa loo baahan yahay in lagu daro.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here