Xaruun Lagu ilaaliyo Kitaabka Qur’aanka Kariimka Oo laga Hirgeliyey Magaalada Boorama

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Boorama laga hirigeliyey xaruun lagu aruuriya kitaabka qur’aanka kariima kuwii jeexjeexan maadama ay jiraan kitaabo fara badan oo jeexjeexan in ay yalaan guriyha iyo goobo aan munaasaba aheyn

Qaar ka mid ah Culmida Magaalada boorama ee isu xilqaamey in ay xaruntaan ka hirgeliyaan ayaa waxey ku dedalaan sidii ay isuga keyn lahaayeen kutubta ay dayactiraan kuwii duugoowey iyo kuwa jeexjeexanba ka dibna ay u diraan meelo munaasib ku ah sida masajidada madarasooyinka iyo tuulooyinka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here