Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladan oo aheyd mid ay ku qalinjabinayeen ku dhowaad 80 ardey kuwaasi oo bartey computer ayaa waxey wax ka barteen machadka bismo professional collage qaybtiisa computer ka oo ku yaala Degmada luuq ee gobolka Gedo
Munaasabada Shahaadooyinka lagu gudoonsinaayey ayaa waxaa ka soo qeyb galey waaladiin macalamiin odoyaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir