Ardey Fursado Waxbarasho Bilaash ah ka heley Iskuulka Alpha ee Magaalada Baladweyne.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Hoose iyo dhaxe iyo luuqadaha ee Alpha ayaa waxaa uu fursado waxbarasho ooo cusub siiyay in ka badan 63 arday kuwaasi oo iskugu jira Danyar iyo agoon.

Ardeydan lasiiyay fursada waxbarasho ayaa dhigta qeybaha kala duwan ee iskuulka sida hoose iyo dhaxe iyo sidoo kale qeeybta luuqadaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here