Sharciga Shaqaalaha Rayidka Hirshabelle Oo lagu Dahfurey Jowhar.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si Loo Hubiyo tayada Nidaamka Shaqaalaha Rayidka Hirshabelle ayaa lagu daahfuray Magalada jowhar Shariciga Shaqaalaha iyo gudiga shaqaalaha Rayidka,Furitaanka munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here