Shir looga hadlayey Gurmadka Dadka ay Saamaysay Abaarta Oo ka dhacay Baydhabo.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saarayay sidii Gurmad Bani’adannimo loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameysey Abaarta ee ku nool guud ahaan Deeganada KG.

Kulanka ayaa waxaa Shir Gudoominayay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, waxaana ka qeyb galay Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Gudiga Gurmadka Abaaraha iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Bini’adanimaddda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here