Dahfurka Ololaha dhir beerista Deegaanada KG Oo Wajigiisa 3aad lagu Qabtey Baydhabo.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo dhireeyo loona qurxiyo bilicda deegaanada iyo degmooyinka kgs loona yareeyo isbadelada cimilada ayaa waxaa munaasabad lagu dahfureyay Ololaha Dhiraynta deegaanada kg Soomaaliya lagu qabtay Hotel RB ee Magaalada Bydhabo, waxaana iska kaashaday dahfurka ololahan oo ah wejigiisa 3aad Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta KG iyo Ururka Horumarinta Deegaanka ee Dedo.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galey wasiir Ku xigeenka wasaaradda bey’ada iyo duur joogta kgs ,wasiir Ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ,Maamulka gobolka Baay ,kan Degmada Baydhabo iyo qaar ka mid ururada bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here