Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay waddada Taleex ee dagmada Hodan

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada Taleex ee Degmada Hodan, taasi oo muddooyinkii ugu danbeeyay ay dhibaato dhanka isku socodka ah ku qabeen bulshada caasimadda.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan, Odayaasha Deegaanka iyo Bulshada Qeybahooda kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here