Raisul Wasaaraha XFS Oo dhagax dhigey Xarunta Gurmadka Deg-Dega Ee Isbtaal Madiina.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan ayaa loogu talagalay in lagula tacaalo Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku waxyeelooba Masiibooyinka ka dhaca Soomaaliya, si loo helo xarun Caafimaad oo ka jawaabta baahiya degdegga ah ee soo bixi kara xilli kasta.

Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamze Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Dr. Ali Haji Adam ayaa si wada jir ah u dhagax dhigey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here