Munaasabad Lagu dahfurayey Sharciga Shaqaalaha Rayidka KG Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasanadaan Lagu dahfurayay Sharciga Shaqaalaha Raiydka KG Ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ugu horeyntii Waxaa Munaasabada ka Hadley Agaasimaha Gudiga Shaqaalaha Raiydka KG Sharmaake Mahamed Kuulow Isagoo si faahfaahsan uga hadlay muhiimada uu sharcigaan u leeyahay Shaqaalaha Dowlada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here