Dood cilmiyeed ku saabsan xuquuqda Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha DFS ayaa magaalada muqdisho ku qabatay dood ku saabsan haweenka iyo islaamka.

Dooddaan oo socon doonto muddo labo maalin ah ayaa waxaa si toos ah u furay agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka Isaaq Xaaji Jimcaale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here