Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo dah furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland Sanadka 2023

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland sanadka 2023, oo ay u fariisteen 22,626 Arday oo isugu jira Dugsiyada Dhexe iyo Sarre ee Puntland.

Agaasimaha waaxda imataxanadka ee wasaaradda waxabarshada Puntland Maxamuud Maxamed Saciid ( Caynasane ) oo hadal ka jeediyey xafladda daah-furka Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland ayaa sharaxay imtaxaanka iyo sida ay ardeyda sanadkaan u galayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here