Munaasabad lagu dhiirigelinayay Ardeyda sanadkan ka baxday fasalka 8-aad oo lagu qabtay Degmada Luuq

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Boyle ayaa lagu qabtay degmada Luuq.

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here