Qiimaha lagu kireeyo guryaha Magaalada Dhoobley oo sara u kac ku yimid.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare ukac xoogan laga dareemayaa Qiimaha Guryaha lagu kireysto sida Guryaha Deegaanka ah iyo Kuwa Ganacsiga magaalada Dhoobleey

Qiimo kororkan ayaa saameyn balaaran ku yeeshay Dadka Danyarta ee aan awoodin in ay Qiime Sare ku kireystaan Guryaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here