Shacabka Xaafada Isha Ee Baydhabo Oo si isxilqaan ah ku dhisaneya Wadooyinka Xaafada.

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo waxay Shacabka ku nool magaalada ugu Mahadcelisay Qeybta ay ka qaadanayaan Bixinta ,Hagaajinta iyo Dhismaha Wadooyinka Dhex mara Xafadaha Magalada Baydhabo.

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Gaar ahaan Shacabka ku nool Xaafada isha ee degmada baydhabo ayaa Maamulka Degmada Baydhabo ka codsadey in la sii kor dhiyo dhismaha wadooyinka Dhex mara xaafadaha magalada waxyna balan qaadeen in ay qeebtooda ka qaadan doonaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here