Tababar loo soo xiray Howl-wadeeno ka tirsan Wasaardda Xanaanada Xoolaha Galmudug

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlada Galmudug Cabdullahi Cabdirahmaan (Tootoole)iyo Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa Magaalada Gaalakacyo tababar ugu soo xiray 20-shaqaale oo ka tirsan wasaaradda loona tababaray daweynta xoolaha.

Tababarkaan ayaa socday 42 maalin, waxaana shaqalaha wasaradda loo tababaray daweynta xoolaha, iyadoona ay iska kaashadeen tababarka Wasaardda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Galmudug iyo Hey’ada CERELPA.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here