Dhalinyarada Waxbaratay Oo Saameyn ku yeelatay Shaqa La,aanta ka jirta Dhoobley.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad walba jaamacadaha kala duwan ee dalka waxaa ka soo baxa dhalinyaro baratay culuumta noocyadeeda kala duwan, kuwaa oo xiliyada ay suuqa soo galaan lakulma culays dhanka shaqo la,aanta ah.

Dhalinyarada lakulma culuska dhan shaqo la,aanta ayaa isugu jira kuwa dalka ka tahriiba iyo kuwa la daalaa dhacaya shaqa la’aan halka wax yar oo soo hadhayna ay abuurtaan fursado ganacsi.

Wakung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here