Caruurta ku jirta Xaruunta Ciidanka Asluubta ee Dr Kadare Oo dalbadey Caawinaad

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Caruurtaan ku jirta Xaruunta Ciidanka Asluubta ee Dr. Kadare ayaa ah kuwa aysan heysan Wax waalid ah ka war haya, Noloshooda waxayna iska degan yihiin Xaruntan walow aysan ku heysan baahiyaadkooda Nololeed. Carruurtan Oo Warbaahinta La hadleen ayaa waxay sheegeen in ay ku jiraan nolol liidata, hal buugna ay wax ku bartaan iyagoo Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowlada ka Codsadeen in noloshooda laga war qabo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur war’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here