Dhismaha Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Hirshabelle oo dib u dhis lagu sameeyay.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Xanaannada xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle ayaa lagu wareejiyay xarunta wasaaradda ee Beledweyne oo dib u dhis lagu sameeyay.

Dib u dayac tirka xarunta wasaaradda ayaa waxaa sameysay hay’adda beeraha iyo cuntada Qaramada midoobay ee FAO.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here