Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Xaruun Labaad ku yeelatay Kismaayo.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda xariga kaga jaray Xaruntan Cusub oo ah mida labaad ee meel ka baxsan Muqdisho ay hay’adu ku leedahay gaar ahaan Jubaland.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyada Xaruntan Cusub ay u leedahay shacabka reer Jubaland inay tahay mid weyn loona baahan yahay inay ka faa’iidaystaan maadaama xuduud dheer aan la leenahay dalalka Kenya iyo Itoobiya isla markana isku socdka bulshada ay qeyb weyn ka qaadanayso.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here