Madaxweynaha Jubbaland OO Xarigga ka jaray shan waddo oo laami ah oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waddooyinka Laamiga ah ee laga hergiliyay magaalada Kismaayo oo ka kooban 8 KM ayaa Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam xarigga ka jaray qaybtii u horreysay waddooyinkan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeeray mashruuca biyo saarka wadada halbowlaha ah ee magaalada Kismaayo oo maraya meel wanaagsan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here