Barakacayaasha Kaamka Banburaale Ee Magaalada Baydhabo Oo dalbadey Gargaar.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Banburaale ee Duleedka Magaala Baydhabo ayaa waxaa ku nool dad danyar ah oo isuga jira, Haweenka Carruur, waayeel iyo dad naaf ah, kuwaasi oo daruufo kala duwan uga soo barakacey degaanadooda.

Dadka danyarta ah ee ku nool kaamkan ayaa waxey mudo dhan afar bilood oo ku yaala xaafada Towfiiq ee Magalada Baydhabo ayagoo aan helin wax gar-gaar ah balse ay noolashooda ku mareyaan Xoogooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here