Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo Booqdey Xarumaha Caafimaadka ee Magaalada Boosaaso.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka dowladda Puntland jaamac Faarax Xasan oo ay waheliyaan Isuduwaha wasaarada Caafimaadka Gobolka Bari iyo Maamulaha Cuspitaalka Boosaaso ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay Xarumaha Caafimaadka sida Cuspitaalka weyn ee Boosaaso.

Waxaana ay Halkaas oo kula kulmay Madaxda Cuspitaalka booqdayna Qeybaha bukaan jiifka oo xilgaa adeeg Caafimaad la siinaayey sidoo kale kormeeray Jaamacada Culuunta Caafimaadka oo xiligaas tababar lagu siinaayey xirfadlayda Haweenka loo yaqaan Marwo caafimaadka oo ka socday Gobolada Bari Karkaar Highland Gardafuu iyo Sanaag kuwaas lagu tababaraayey la dagaalanka Xanuunada ka dhasha duumada

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here