Mashruuca Daryeelka Bulshada Baahiyaha Gaarka Qaba Iyo Caruurta oo laga daahfuray Hargeysa

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada shaqo Galinta Somaliland injineer Cali Xoor-xoor Ayaa magaalada Hargeysa ka Daafuray Mashruuca Daryeelka Bulshada Baahiyaha Gaarka Qaba Iyo Caruurta,Waxa ka qeyb galay daahfurka mashruucan wasaarada caafimaadka wasaarada arimaha bulshada qoyska iyo shaqada iyo marti Sharaf kale

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here