Maamulka Degmada Balcad Oo Lagu wareejiyay Afar kun oo geed ah.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Maamulka Hirshabeelle Maxamed Xuseen Buli iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wasiirka ayaa waxaa maamulka degmada Balcad ku wareejiyay afar kun oo geed ah oo larabo in lagu dhireeyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here