Olole lagu buufinayo cayayaanka ka dhashay fataahada Oo laga bilaabay Baladweyne

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole magaalada looga buufinayo cayayaanka ka dhashay biyihii ku fatahay magaalada sida kaneecanada oo saameyn ku yeelatay bulshada gaar ahaan dadka danta yar

Ololahan Buufinta ah ayeey dhallinyaradan u adeegsanayaan sun iyo qalabka wax lagu buufiyo kuwaasi oo ay ku iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here