Shirka dib u heshiisiinta Bulshada iyo Maamulka Degmada Bardaale Oo La soo gabagabeeyey

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan lagu soo gabagabeenayey wadahadaladii dib u heshiisiinta Maamulka Degmada Bardaale iyo Bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-u-Heshiisiinta KGS, Wasiirka Amniga, Wasiir ku xigeenka Gargarka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Guddoomiyaha Gobolka Baay Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Taliyaha Booliska Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmadaasi ku dhaqan.

Odayaal iyo waxgarad kulanka ka hadlay ayaa diiradda saarey muhiimada wadajirku leeyahay iyo in laga wadashaqeeyo isku duubnida bulshada ayna dardargelin doonan dhankooda ilaalinta Nabadda

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here