Magaalada Kismaayo Oo ka furmey Shirka Madasha xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u dahfuray Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Abdirahman Beenebeene waxaana ka qeyb galeen shirka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Wasiiradda Wasaaradaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedyada Dalka, Agaasimaha Gargaarka Maamulka Gobalka Banaadir iyo Wakiilo ka socday beesha caalamka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here