Shirka Madasha wadajirka Arrimaha Xaquuqul Insaanka Oo Magaalada Baydhabo Lago soo gabagabeeyey.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madasha wadajir-ka ah lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo kaasi oo loogu doodayey Arimaha ilaalinta Xuquqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka,waxaana Ka qeyb galey Ururada Bulshada Rayidka,Wasiira ka tirsan KG iyo Qaar kamid Ah Hay’addaha U Dooda Arimaha Xaquuqul Insaanka

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada KG Oo ka qeyb galay Xirataanka Madasha ayaa waxay ka hadleen Muhiimada ay leedahay dhowrista Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here