Tababar Ku Saabsan Arrimaha Deegaanka Oo Loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka Degmada Baydhabo

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradaha Bey’ada Dowlada Federaalka iyo Tan Koonfur Galbeed oo Gacan Ka Helaya Hay’adda UNDP ayaa qabatay kulan wada tashi ah oo lagu gorfeynayay sidii loo horumarin lahaa Arrimaha Xalka waare ee deegaanka, Kaasi oo loo qabtey Ururada Bulshada Rayidka, wakiilo ka socdey Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here